Dhismaha Iskuul loogu magac Daray Qanyare oo la dhagax Dhigay (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir  Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Mohamud Mohamed Filish, Gudoomiye ku xigeenada Gobolka, Axmed Iimaan ,Wasiiru Dowlaha W/Waxbarashada Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri)  iyo Xildhibaan C/weli M Qanyare ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Dugsi sare ee Qanyare. Dugsigan sare ee loogu magac daray Allaha u Naxariistee Maxamed Qanyare Afrax oo … Continue reading Dhismaha Iskuul loogu magac Daray Qanyare oo la dhagax Dhigay (Sawirro)